Talaado 18 Febrayo 2025 wafdi uu horkacaaye Wasiirka Wasaarada Hoowlaha Guud iyo Guryeenta Dr. Ilmi Mohamed Nur ayaa ka qeeybgalay shrika
Talaado 18 Febrayo 2025 wafdi uu horkacaaye Wasiirka Wasaarada Hoowlaha Guud iyo Guryeenta Dr. Ilmi Mohamed Nur ayaa ka qeeybgalay shrika sedexaad ee Dhulka iyo Guriyeenta dalalka cabrta. Shrikan ayaa ka dhacay Dalka Marooko Casimadiisa Kasapalanka. Halkaa oo ay ka soo qeeybgalye Wasiirada Dhulka iyo Hoowlaha Guud ee Wadamda Carabta
Shrikaan oo ah ki 3 xaad ayaa looga hadlay arimaha degaanka iyo deeganeeynta wadamada ku midoobay ururka Dallalka Islmaka. Waxaa kale shirka ku weheliye Bangiga aduunka iyo ururka Dalalka Islamka. Shirka ayaa diirada si gaar loogu saara hal-abuurka iyo Casriyeenta Guriyenta iyo deeganka wadamda shirk aka soo qeeybgaly
Somalia oo ah mid kamid dalalka wadadma shrike ka qeeybgalaya ahadan qeeyb ka dalalka ay heeystao dhibaato dhanka dhulka iyo guriyeenta ayaa mesh ka sheegtey in ay muhiimtahay wadamda iney maalgashi ku sameeyaan dhulka iyo deegaaneeynta iyada oo la malgalinaya guriyo casri oo la jaanqadiakro hanaanka dhismaha aduunka
COMMENTS