Mamnuucida Wax ka bedelka Jirka Qofka

HomeWARARKA

Mamnuucida Wax ka bedelka Jirka Qofka

  Madaxweyne turamp ayaa barlmanka Aqalka kongreska ka codsaday iney saxiixaan xeer ka hortaya jinsi bedelka ama qaniisnimada. Arinkaan oo si

Safaarada Amerika ee Muqdishu oo dignin u dirty Muwadiniinteda
Dardargalin Amaanka Caasimada Somaliyed

 

Madaxweyne turamp ayaa barlmanka Aqalka kongreska ka codsaday iney saxiixaan xeer ka hortaya jinsi bedelka ama qaniisnimada. Arinkaan oo si weeyn ugu sacabiyeen xildhibaanada iyo siyaasiyint mesh ku xaadir ahaa

Madaxweyne Turamp ay hadalkisa udhigay  waxan ka codsanay aqlaka kongresk in  ay saxiix xeerka mamanuucaya jensi bedelka, caruurkasta waxaa yahay mid ka ugu qiima badan, dhanlka mahan in laga dhiga qof uusan aheyn.  Caruurkastaa waa waxii uu alah ka dhigay.

Arintaa oo mid  xasaasi ah dalal badan adunka makid ay ku qabeeyn dhibaato in waxka bedle lagu sameey qaabka caruruta ama dadka ay u  dhasheeyn iya raga loo bedelayo dumar  iyo dumarkana loo belo rag. Waa arin dad badan ay mudo dheer ka caroodeeyn

Dadka kunool dalalka reer  galbeed ayaa dhibane u ahaa arinkan qaniiseeynta taas oo sababtay in cauurtooda ay ka reebaan ka qeeybgalk arimo badan oo public ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: