Taliyaha ciidanka poloceka Gobolla abanadir Macalin Mahdi oo ka qeeybgalay afur wadareed lagu qabtay Degmada Hodan Magalada muqdishu Taliya
Taliyaha ciidanka poloceka Gobolla abanadir Macalin Mahdi oo ka qeeybgalay afur wadareed lagu qabtay Degmada Hodan Magalada muqdishu
Taliyaha ayaa bogaadiya afruka quruxda badan oo laa samey si wadajir dad badan taas oo ah astaan iyo yidiidilo nabadeed. Galiska aya shegey mantay waa ay ka amaan badantah caasimad sando kahor sidii ay ahed
Macalin Mahadi oo ka careeysan dadka baraha bulshada isticmaalo oo qaar kamid ay isku dayaan in wax beena ka qoraan amanka waxan lenahay ma aqbalidoon dhidid ayaan ka kenidoonaa
Tani ayaa dadka faraha badan oo cometi ku dhiglaha oo sida xun wax u qoro iyaka radinya reaction iyo views . Taas oo dhacdo marar badan inasoo posti greyo warar been ah
Ugu dambeeyn waxa lamahuran in amanka laga wadashaqeyo oo dadka ka fogaadaan waxkasto oo sababikro dhib ama gacan ka hadal horeesikaro dhaawac ama dhimasho
Ciidnal poloce ayaa malmahan dhaq dhaqaaq xoogan ka wada gudaha duleedka csimad muqdishu iyagaa ku soo rogay baritaano dhweri iyo dabagal lagu sameyo gadiidka wadooyinka mara
Xoriyatul qoolka mahan mid gaarsiisan inad dhib u geesato dadkale. Cidankama xaq umalaha iney caburiyaan muwadinka aan dabi lagu edeyn ama helin
Policeka dharka wajibadka ayay dadka dheeryahiin. Amaanka waa masuukiyad wadareed saameeyntiisaleh.
COMMENTS