Digniin ka soo baxday safaarada Amerkia ee muqdisho ayaa lagu sheegeyn in jirto cabsi weerar lala beegsado goobo muhiim ah ka mid magaalada
Digniin ka soo baxday safaarada Amerkia ee muqdisho ayaa lagu sheegeyn in jirto cabsi weerar lala beegsado goobo muhiim ah ka mid magaalada muqdishu.
Safaarada ayaa udigtay dhamaan dadka muwaadiinteeda e kunool somaliya gaar ahaan muqdishu casimada dalka somaliyed in ay fiiro gaar ah u yeeshan arimaha digniingtaan
Safaarada Amerika ee Muqdishu ayaa sheegtey in si kumeel gaar loog joojiye hoowlmaalmeedkedii iyad dadka danaha kaleh safarada ay kula soo xiiri karaan dhanka meshagaka ama emailka.
beegsiga goobaha muhiimka ayaa aha mid joogto ah. lakiin sandkii lasoo dhaafay amaanka Cassiamda Somaliyed Muqdishu ayaa ka soo hagaagaye weerarada ismiidaaminta
waxaana la dareeymey hoos u dhac weeyn kadib isbedel adag oo ay ku sameyn hanaanka baritaanka wadooyinka mudisho oo lagu soo kordhiyey eeyo iyo qalabyo casri ah waa sida ay hayada amanka mararbadan shegeeyn.
COMMENTS