Barlmaanka 11aad kalfadhiga 6xaad kulankisa koowad ayaa manta ka qabsamay magalda muqdishu Xarunta golaha Aqalka sare guntanka fadhiga aya ahaa 28.
Barlmaanka 11aad kalfadhiga 6xaad kulankisa koowad ayaa manta ka qabsamay magalda muqdishu Xarunta golaha Aqalka sare guntanka fadhiga aya ahaa 28.
Shrike waxaa furay gudommiya golaha Aqalka sare Mudane Senator Cabdi Xashi cabdulahi
Agenda ayaa ahaa aqrinta 1aad hindise sharciyeedka maalgashiga iyp aqrinta 1aad hindise sharciyeedka kaalma sharciyeedka federalka.
Wasiirka Wasaarada Qorsheyn Mudane xildhibaan/ Wasiir Maxamed Cabdiraxman Benene ayaa soo badhigay sharciga maalgashiga kaas oo muhiim waxaana lagu warejiye gduga arimaha qorsheynta iyo arimaha dibada.
Wasiirka Wasaara Dasturka iyo Cadaalada mudane Xasan Macalin Maxamud ayaa soo badhigay sharciga kaalma sharciyedka federalka kaas oo muhiim waxaana lagu warejiye gduga arimaha qorsheynta iyo arimaha dibada
Gudiyada qaabilsan sharcda aya lagu warejiye waxan wasiirada martiada ku ah kulanka 1aad kalfadhiga 6xaad barlmanka 11aad golaha Aqalka sare ayaa la fsaxay kadib gudashada wajibkooda shaqo oo ah horkeenid sharcig golaha.
halka laga soo jeediye mooshin ay wada xilldhiban uu horkacey senator Afyare oo cabasho ka senator ku afduban Kisman Juboland Senator Ilyees Gaboose Waasida ka hor shegey galaha
Ugu dambeyntii golaha ayaa waxa soo xiray gudommiya golaha Aqalka sare Mudane Senator Cabdi Xashi cabdulahi
COMMENTS