Shir Weynaha 3xaad Arimaha Dhulka Oo Kafurmay Maroka

HomeXul

Shir Weynaha 3xaad Arimaha Dhulka Oo Kafurmay Maroka

  Talaado 18 Febrayo 2025  wafdi uu horkacaaye  Wasiirka Wasaarada Hoowlaha Guud iyo Guryeenta Dr. Ilmi Mohamed Nur ayaa ka qeeybgalay shrika

10 secrets about hot songs the government is hiding
Why your weather channel never works out the way you plan
The 9 best live show twitter feeds to follow

 

Talaado 18 Febrayo 2025  wafdi uu horkacaaye  Wasiirka Wasaarada Hoowlaha Guud iyo Guryeenta Dr. Ilmi Mohamed Nur ayaa ka qeeybgalay shrika sedexaad ee Dhulka iyo Guriyeenta dalalka cabrta. Shrikan ayaa ka dhacay Dalka Marooko Casimadiisa Kasapalanka. Halkaa oo ay ka soo qeeybgalye Wasiirada Dhulka iyo Hoowlaha Guud ee Wadamda Carabta

Shrikaan oo ah ki 3 xaad ayaa looga hadlay arimaha degaanka iyo deeganeeynta wadamada ku midoobay ururka Dallalka Islmaka. Waxaa kale shirka ku weheliye Bangiga aduunka iyo ururka Dalalka Islamka. Shirka ayaa diirada si gaar loogu saara hal-abuurka iyo Casriyeenta Guriyenta iyo deeganka wadamda shirk aka soo qeeybgaly

Somalia oo ah mid kamid dalalka wadadma shrike ka qeeybgalaya ahadan qeeyb ka dalalka ay heeystao dhibaato dhanka dhulka iyo guriyeenta ayaa mesh ka sheegtey in ay muhiimtahay wadamda iney maalgashi ku sameeyaan dhulka iyo deegaaneeynta iyada oo la malgalinaya guriyo casri oo la jaanqadiakro hanaanka dhismaha aduunka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: